Erdogan oo ku soo wajahan Soomaaliya | Qubanaha VOA
Автор: VOA Somali
Загружено: 2024-12-16
Просмотров: 63044
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Erdogan oo booqanaya Soomaaliya, Israel oo mar kale duqeysay Suuriya, xabsiga Sednaya oo lagu qul-qulayo, Ciidanka RSF oo kufsi lagu eedeeyey, shirkii DRC iyo Rwanda oo fashilmay, wararka sayniska iyo teknoolojiyadda iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:00 Israel oo mar kale duqeysay Suuriya
03:00 Xabsiga Sednaya oo lagu qul-qulayo
06:00 Erdogan oo booqanaya Soomaaliya
08:59 Ciidanka RSF oo kufsi lagu eedeeyey
11:53 Shirkii DRC iyo Rwanda oo fashilmay
18:07 Kaalinta Musk ee dowladda Trump
21:43 Duufaan ku dhufatay jasiirada Mayotte
23:45 Wararka sayniska iyo teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: