Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Sidee Cuntada Galka Leh U Xakamaysaa Macaanka iyo Faa'iidooyinkeeda

Автор: Dr Abdikarim D Hassan

Загружено: 2025-09-08

Просмотров: 21740

Описание:

Casharkan waxa aan kaga hadlayaa faa'iidooyinka Cuntada kalga/gaska leh u leedahay caafimadka gaar ahaanna dadka Macaanka la nool. Waxa aan ku bilaabayaa waa maxay Fiber? ama Cunto gal leh? Waa qaybta aanuu jidhku dheefshiidi karin; qaybta aanu burburin karin ee cuntada kasoo haddha. Waxa kale oo aan sharaxayaa Galka cuntadu inta nooc ee uu kala qaybsamo iyo nooc kastaa waxa uu la gaar yahay ee lagu garto iyo faa'iidooyinka u gaar ah.

Waxa kale oo aan ka hadlayaa Sida Cuntada Galka leh - Cuntada fiber ku ku badan yahay ay u dejiso sonkorta dhiiga iyo ta cuntada la socota ee ay uga qayb qaadato xakamaynta Macaanka qofka.

Waxa aan sidoo kale sharax ka bixinayaa saamaynta Cuntada Galka leh Fiber ku ku badan yahay ku leedahay Kolastaroolka iyo Caafimaadka dheefshiidka. Waxa aan si gaar ah u sharaxi doonaa sida ay inooga ilaaliso caloos istaaga, dibirada, naqaska badan iyo shubanka.

Waxaan uga gudbayaa tusaaleyaal faahfaahsan oo ku saabsan cuntooyinka Galku ama Gasku ku badan yahay, xiliyada la cuno iyo sida la isu raac-raaciyo.

Ugu danbayn waxaan ku soo gunaanadaayaa talooyin ku saabsan sida aan cuntada ukala dooran karto iyo noocyada kugu haboon haddii aad la nooshahay xanuunada raaga

Sidee Cuntada Galka Leh U Xakamaysaa Macaanka iyo Faa'iidooyinkeeda

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Faytamiin D  Waa Maxay Shaqooyinka Halbawlaha ah ee  Jidhkeena u Qabtaa

Faytamiin D Waa Maxay Shaqooyinka Halbawlaha ah ee Jidhkeena u Qabtaa

Barnaamijka Cuntada Iyo Macaanka: Baro Sida Cuntooyinku u Kala Sonkor Badan Yihiin || Qaybta 2aad.

Barnaamijka Cuntada Iyo Macaanka: Baro Sida Cuntooyinku u Kala Sonkor Badan Yihiin || Qaybta 2aad.

Sidee uga Hor Tagi kartaa in Macaanku Fadhiisiyo Kelyaha

Sidee uga Hor Tagi kartaa in Macaanku Fadhiisiyo Kelyaha

Isbahaysiyo cusub oo welwel ku haya ISR & ISR oo rasaas ku furtay Markab MASAR leedahay |

Isbahaysiyo cusub oo welwel ku haya ISR & ISR oo rasaas ku furtay Markab MASAR leedahay |

Waa kuwee Khudradaha Ugu Sonkor badan ee Qofka Macaanka Qaba Iska Dhowro

Waa kuwee Khudradaha Ugu Sonkor badan ee Qofka Macaanka Qaba Iska Dhowro

Faa'iidooyinka caafimaad ee ku jira geedka Dacarta iyo xogaha ku qarsoon

Faa'iidooyinka caafimaad ee ku jira geedka Dacarta iyo xogaha ku qarsoon

Maxaa Jidhka ku dhaca marka Faytamiin D uu ku yaraado  Waana kuwee xubnaha ugu halista badan

Maxaa Jidhka ku dhaca marka Faytamiin D uu ku yaraado Waana kuwee xubnaha ugu halista badan

DR MAXAMUUD OO HELAY DAAWADA SONKORTA KANA HADLAY ARRIMO MUHIIIM AH

DR MAXAMUUD OO HELAY DAAWADA SONKORTA KANA HADLAY ARRIMO MUHIIIM AH

Xanuunka macaanka ma laga bogsan karaa

Xanuunka macaanka ma laga bogsan karaa

Geedka Dhego-yaraha iyo faa'iidooyinka uu caafimaadka u leeyahay

Geedka Dhego-yaraha iyo faa'iidooyinka uu caafimaadka u leeyahay

Wax ka ogow Faytamiin D Qaybta 1aad

Wax ka ogow Faytamiin D Qaybta 1aad

Fiitamiinada caafimaadka u fiican ee ku jira dhirta la isku daweeyo ee Xabasuudda iyo Sactarka

Fiitamiinada caafimaadka u fiican ee ku jira dhirta la isku daweeyo ee Xabasuudda iyo Sactarka

Ешьте это перед сном — и зрение начнёт возвращаться уже через неделю: всего одна ложка!

Ешьте это перед сном — и зрение начнёт возвращаться уже через неделю: всего одна ложка!

Timirta ma Cuni Karaa Qofka xanuunka Macaanka Qabaa

Timirta ma Cuni Karaa Qofka xanuunka Macaanka Qabaa

Xaqiiqada Cuntooyinka la Wershadeeyay Iyo Saamaynteeda Caafimaadka  War bixin dhamaystiran

Xaqiiqada Cuntooyinka la Wershadeeyay Iyo Saamaynteeda Caafimaadka War bixin dhamaystiran

Xadi Intee leeg oo Faytamiin D ah ayuu u baahan yahay Ilmaha yar, Hooyada Uurka leh, Qofka Da'da way

Xadi Intee leeg oo Faytamiin D ah ayuu u baahan yahay Ilmaha yar, Hooyada Uurka leh, Qofka Da'da way

Halista Ka Dhalata Marka Jidhkaagu la Shaqayn waayo Insuliinta: Insulin Resistance

Halista Ka Dhalata Marka Jidhkaagu la Shaqayn waayo Insuliinta: Insulin Resistance

Xog xasaasi ah: ILMA GALEENKA DUMARKA IYO 4 Arimood uu leeyahay sheekh Abdirahman bashir

Xog xasaasi ah: ILMA GALEENKA DUMARKA IYO 4 Arimood uu leeyahay sheekh Abdirahman bashir

Halisaha Beerka Dhaawaca iyo Sida Looga Hortago

Halisaha Beerka Dhaawaca iyo Sida Looga Hortago

Можно ли снизить давление МГНОВЕННО? Что МОЖНО и что НЕЛЬЗЯ (по мнению врачей)

Можно ли снизить давление МГНОВЕННО? Что МОЖНО и что НЕЛЬЗЯ (по мнению врачей)

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com