Complete Excel Guide in Somali: Excel Cashar Kooban oo Dhameystiran 2025
Автор: Abdifatah Aden - Data Mastery and ERP
Загружено: 2025-07-23
Просмотров: 652
Ma rabtaa inaad korodhsato xirfaddaada Excel? 🚀
ku baro Kaliya 26 daqiiqo gudaheed, casharkan tallaabo-tallaaboda ah wuxuu ku barayaa dhammaan aasaasiyaadka aad u baahan tahay si aad ugu shaqeyso Microsoft Excel!
Waxaad baran doontaa:
✅ Sida loo galiyo oo loo qaabeeyo xogta
✅ Sida loo kala sooco (sort) loona shaandheeyo (filter) xogta
✅ Sida loo abuuro jaantusyo (charts)
✅ Sida loola shaqeeyo PivotTables
✅ Iyo waxyaabo kale oo badan!
Haddii aad tahay bilow ama aad rabto dib-u-xasuusin, dhamaadka video-gan waxaad heli doontaa faham adag oo ku saabsan aasaaska Excel.
👉 Daawo hadda oo bilaaw safarkaaga xirfadeed!
🔗 igala soo xidhiidh:
Facebook Page: / afadomconsulting
Whatsapp: http://wa.me/252633872080
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: