MS Excel sticmaalka Menu System ka || Casharka 1 aad
Автор: Abdifatah Aden - Data Mastery and ERP
Загружено: 2025-08-23
Просмотров: 204
Ku soo dhawoow Excel Begginers Course 🎉
Halkan waxaan ku baran doonaa Excel step by step – laga bilaabo basics ilaa advanced.
👉 Lesson 1: Excel Menu System
Casharka koowaad waxaan ku sharaxaynaa Excel Menu System (File, Home, Insert, Page Layout, Formulas, Data, Review, View).
Waxaan ku barayaa sida aad u fahmi karto menus iyo ribbons si aad ugu diyaar garowdo casharrada xiga.
💬 Haddii aad ka heshay casharka, fadlan subscribe ku dhufo, like saar, una wadaag asxaabtaada si ay uga faa'iidaystaan!
🔗 igala soo xidhiidh:
https://wa.me/252633872080
#ExcelSomali #ExcelTutorial #ExcelMenu #DataAnalysis #ExcelLessons
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: