Turkiga iyo Israel oo isku haya Suuriya, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA
Автор: VOA Somali
Загружено: 2025-01-13
Просмотров: 79898
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dagaal dhex-maray Puntland iyo Daacish, tirda dadka ku dhintay dabkii Los Angeles oo korortay, Turkiga iyo Israel oo isku haya Suuriya, wada-hadallo u socda Xamas iyo Israel, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:01 Dagaal dhex-maray Puntland iyo Daacish
02:25 Tirda dadka ku dhintay dabkii Los Angeles
03:34 Wada-hadallada Xamas iyo Israel oo socda
08:34 Turkiga iyo Israel oo isku haya Suuriya
12:22 Kenya: Wasiir ka hadla afduubka socda
19:16 Ciidanka DRC oo qabsaday dhowr mgaalo
21:24 Tartan orod oo ka dhacay dhul qabow
22:42 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: