Baardheere & Markabka yar ah ee ay Samausteen
Автор: Injineer Shaati Cadde
Загружено: 2024-12-03
Просмотров: 8179
Muuqaalkaan waxa uu ku saabsdanyahay markabka yarka ah ama doonta ay samaysteen ree Baardheere iyo xaalada rasmiga ah ee uu ku suganyahay hadda iyo macluumo yar oo ku saabsan degmada Baardheere.
Buundada Baardheere waxa ay duntay 9ka bishii 11aad ee sanadkii tagay 2023. Bilo ka dib markii ay ree Baardheere waxa ay sameesteen markabkaa yar markii ay arkeen in cid wax u qabanayso aysan jirin.
Baardheere waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu muhimsa Soomaaliya, waana magaada 4aad ee ugu muhuumsan marka laga eego dadka ku nool, halka ay ku taalo oo ah meel istaraatiji ah, dhaqaalaha.
Markabkaan yar ree Baardheere waxa ay ku qaataan dhamaan xamuulka, sida gaadiidka, xoolha raashinka sidoo dadkana waa qaadaa.
#youtubeviral
#somalia
#jubaland
#InjineerShaaticadde
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: