6 Cashar Oo Gabar Walba Nolosheeda Badali Karta || Big Sister Advice || Queen Hibaaq
Автор: Queen Hibaaq
Загружено: 2025-11-18
Просмотров: 6535
ASC, soo dhawow channelkan waxaad kahelaysaa Dhiira galinta gabdhaha soomaaliyeed, "Sida loo badalo noloshaada, Sida loodhiso kalsoonidaada, Sida loo barto Qiimahaaga, sida loo noqdo gabar aan laheli karin, Sida qof hami sare leh loo noqdo, Sida feminine energygaaga loo galo si awoodada naagnimo aad ugu raaxaysato" iyo wax yaabo kaloo fara badan. Si aysan kuu dhaafin Subcribe saar channelka.
Hadii aad aad rabto inaad iscaatayso, kusoo biir programkayga "Isku caatee si caafimaad leh" waxaan kuqaybiyaa programka meal plans kala duwan. Bishii waxaad ridi kartaa 10KG wixii intaas kadanbeeya waxaad ridi karta Asbuucii 1kg ilaa 3kg si caafimaad leh.
Programku bishii waa 40 dollar hadii aad joogto Africa, Hadii aad joogto qurbana waa 60 dollar.
Waxaad igala soo xariiri kartaa Social Media yashayda sida
SNAPCHAT: Hiback12
INSTAGRAM: iamhibaka
TIKTOK : Hibaaq Ahmed
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: