Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Xogta shirka ka socda Villa Somalia, ra'iisul wasaare la toogtay iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Автор: VOA Somali

Загружено: 2024-05-16

Просмотров: 72003

Описание:

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Wararkii ugu dambeeyey shirka Villa Somalia ee Golaha Wadatashiga Qaran, Ra’iisul Wasaaraha Slovakia oo la toogtay, Soomaali badan oo wajahaysa in laga soo tarxiilo UK, Putin oo booqasho ku tegay Shiinaha, Ciidanka Mareykanka oo laga eryey Niger iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:13 Wararkii ugu dambeeyey shirka Villa Somalia
04:40 Ra’iisul Wasaaraha Slovakia oo la toogtay
07:26 Soomaalida UK qaarkood oo wajahaya tarxiil
12:05 Putin oo maanta booqasho ku tegay Shiinaha
14:10 Ciidamada Mareykanka oo laga eryey Niger
17:48 Biden iyo Trump oo ku heshiiyey dhowr dood
22:32 Dhaqaalaha iyo doorka doorashada Mareykanka
26:17 Beeralayda Jaadka Ethiopia oo cabanaya

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Xogta shirka ka socda Villa Somalia, ra'iisul wasaare la toogtay iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Первые переговоры Украины, России и США | Турция о планах Израиля | Нефть Венесуэлы получат США

Первые переговоры Украины, России и США | Турция о планах Израиля | Нефть Венесуэлы получат США

Go'aanka Madasha Samatabixint, Howlaha XSM Ka Wado Baarlamaanka & ICE oo MPLS Qof Kale Ku Dishay!

Go'aanka Madasha Samatabixint, Howlaha XSM Ka Wado Baarlamaanka & ICE oo MPLS Qof Kale Ku Dishay!

Deg Deg Maraykanka Oo Aqoonsiga S/Land Go'aan Cad Ka Qaatay, Mucaradka & Xasan Sh Oo..

Deg Deg Maraykanka Oo Aqoonsiga S/Land Go'aan Cad Ka Qaatay, Mucaradka & Xasan Sh Oo..

Muzokara stoliga qaytish va Erondagi 3 mingta o'lim |

Muzokara stoliga qaytish va Erondagi 3 mingta o'lim | "Geosiyosat"

Галиматья Дугина, Армения убедилась, после Карабаха Россия начала терять

Галиматья Дугина, Армения убедилась, после Карабаха Россия начала терять

IIRAAN OO CAAWA DIGNIINTII UGU ADKEYD U JEEDISAY DALAL DARISKEEDA AH + ISRAA'IIL + MAREYKANKA +WARAR

IIRAAN OO CAAWA DIGNIINTII UGU ADKEYD U JEEDISAY DALAL DARISKEEDA AH + ISRAA'IIL + MAREYKANKA +WARAR

Magaalo wax walba Labo yihiin - The Story of Galkacyo

Magaalo wax walba Labo yihiin - The Story of Galkacyo

Caawa iyo Dunida

Caawa iyo Dunida

🔴 СРОЧНО ТРАМП: ПУТИН И ЗЕЛЕНСКИЙ ВСЁ ПОДПИШУТ #новости #одиндень

🔴 СРОЧНО ТРАМП: ПУТИН И ЗЕЛЕНСКИЙ ВСЁ ПОДПИШУТ #новости #одиндень

Deg Deg Villa Somalia Oo Muqdisho Keentay Higaamiyah Awdal, Imaradka Oo Itoobiya Lacag Ku Taageertay

Deg Deg Villa Somalia Oo Muqdisho Keentay Higaamiyah Awdal, Imaradka Oo Itoobiya Lacag Ku Taageertay

11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.

11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.

Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 18 05 2024

Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 18 05 2024

НЕБОСКРЁБ ДО КОМПЬЮТЕРА. Как в 1930-м построили то, что сегодня занимает 5 лет?

НЕБОСКРЁБ ДО КОМПЬЮТЕРА. Как в 1930-м построили то, что сегодня занимает 5 лет?

ГАЛЛЯМОВ: Будущее «героев СВО». Путин соблазняет пушечное мясо. Альтернативная Россия для военных

ГАЛЛЯМОВ: Будущее «героев СВО». Путин соблазняет пушечное мясо. Альтернативная Россия для военных

Dowladda oo war ka soo saartay hubkii lagu boobay Caabudwaaq | Qubanaha VOA

Dowladda oo war ka soo saartay hubkii lagu boobay Caabudwaaq | Qubanaha VOA

Deg Deg Abiy Axmed Oo Weeraray Madaxda Dowlad Degaanka, Muuse Biixi Oo Booqday Maxabiista SSC

Deg Deg Abiy Axmed Oo Weeraray Madaxda Dowlad Degaanka, Muuse Biixi Oo Booqday Maxabiista SSC

"Нет, господин президент!": Нетаньяху рискнёт возразить Трампу?

Toos U daawo Dilka Abwaan Nageeye As (cadeen) Waa kuma Sargaalka hurdada U diiday kooxda As

Toos U daawo Dilka Abwaan Nageeye As (cadeen) Waa kuma Sargaalka hurdada U diiday kooxda As

Maxakamad ayiday xukunkii dilka ee Sayid Cali, Biden oo hub cusub u diraya Israel | Qubanaha VOA

Maxakamad ayiday xukunkii dilka ee Sayid Cali, Biden oo hub cusub u diraya Israel | Qubanaha VOA

ДЕНЬ 1431. ПЕРЕГОВОРЫ УКРАИНА-РОССИЯ/ ОБОСТРЕНИЕ США-ИРАН/ ЗАГАДОЧНЫЙ ПОСТ АДАМА КАДЫРОВА/ ПОКРОВСК

ДЕНЬ 1431. ПЕРЕГОВОРЫ УКРАИНА-РОССИЯ/ ОБОСТРЕНИЕ США-ИРАН/ ЗАГАДОЧНЫЙ ПОСТ АДАМА КАДЫРОВА/ ПОКРОВСК

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com