Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Dilaagii ugu Halista badnaa taariikhda Maraykanka — FBI-duna aysan waligeed arkin mid la mid ah

Автор: Yasir Mukhtar

Загружено: 2025-10-16

Просмотров: 26491

Описание:

Muuqaalkan waxaan ku soo bandhigaynaa sheekada mid ka mid ah dilaayaasha ugu halista badan ee soo maray taariikhda Mareykanka — qofkii ay xitaa FBI-du ku tilmaantay inuu yahay mid ka baxsan caqliga bani’aadamka. Daawo ilaa dhamaadka si aad u ogaato sida uu u qorsheeyay dambiyadiisa, iyo sababta ay FBI-du ugu tilmaantay “dilaagii aan caadi ahayn.”

👉 Subscribe si aad u hesho sheekooyin kale oo dhabta ah oo laga dhaxlay taariikhda.
🔔 Ha moogaanin muuqaalada cusub ee todobaad kasta!


Tags:
dilaagii maraykanka, dilaagii ugu xumaa, fbi, sheeko dhab ah, dambiyo dhab ah, sheekooyin argagax leh, dil wadareed, tuugo iyo dil, taariikh dhab ah, sirta fbi, sirta dambiyada, dilaaga mareykanka, somali crime story, sheekooyinka fbi, dambi baadhis, qofkii fbi ay ka yaabtay, serial killer, american serial killer, true crime, fbi most wanted, horror documentary, real crime stories, terrifying killer, mysterious killer, real life murders, crime investigation

______________________________________________


Sahmi dhinaca mugdiga iyo yaabka leh ee dunida adigoo kala soconaya Channelka Yasir Mukhtar, waxan halkan kuugu soo bandhigaya sheekooyin run ah, dambiyo dhab ah, dhacdooyin sir ah, diyaarado la waayey, iyo siraha qarsoon ee adduunka.
Ku biir safarkan xiisaha leh adigoo subscribe saaraya si aad u daawato sheekooyin naxdin leh, Somali true stories, mysteries, iyo xaqiiqooyin yaab leh oo dhab ahaan u dhacay.
Subscribe dheh hadda si aadan u seegin waxyaabaha cusub ee soo socda!


Keywords:
Yasir Mukhtar, sheeko run ah, dhacdooyin dhab ah, siraha dunida, dambi baaris, sheeko diini ah, Somali true stories, sirdoon, dhacdooyin qarsoon, sheekooyin cajiib ah, xaqiiqooyinka adduunka.

Dilaagii ugu Halista badnaa taariikhda Maraykanka — FBI-duna aysan waligeed arkin mid la mid ah

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Qisadda Ninkii argagaxa ku riday reer South Korea! Ma rumaysan kartid sidduu dadka u dili jiray

Qisadda Ninkii argagaxa ku riday reer South Korea! Ma rumaysan kartid sidduu dadka u dili jiray

9 Arday oo kuluntey Buuraha Barafka ee ruushka (Kiiska ugu yaabka badan ee Ruushka)

9 Arday oo kuluntey Buuraha Barafka ee ruushka (Kiiska ugu yaabka badan ee Ruushka)

Dambigii ugu yaabka badnaa taariikhda duulista | Afduubka duulimaadkii 705

Dambigii ugu yaabka badnaa taariikhda duulista | Afduubka duulimaadkii 705

Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!

Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!

Qisada Dilaagii 72 Haween kufsaday kaddibna Dilay  Daniel Camargo

Qisada Dilaagii 72 Haween kufsaday kaddibna Dilay Daniel Camargo

Sidee ugu Dambeyn Gacanta loogu soo Dhigay ninkii lagu Raadinta Badnaa ee Wadanka Australia ? ||

Sidee ugu Dambeyn Gacanta loogu soo Dhigay ninkii lagu Raadinta Badnaa ee Wadanka Australia ? ||

Si Lama Filaan Ah Ayuu Ku Noqday Hacker Halis Badan .

Si Lama Filaan Ah Ayuu Ku Noqday Hacker Halis Badan .

Tuugnimadii ugu weyneyd ee kadhacdey Qaarada Yurub - Police-ku waxba way kaqaban waayeen !!!

Tuugnimadii ugu weyneyd ee kadhacdey Qaarada Yurub - Police-ku waxba way kaqaban waayeen !!!

Waxay u dishay Gabadhan si ay sir halis ah u ilaaliso! Qiso ka dhacday India oo si lama filaan ah ..

Waxay u dishay Gabadhan si ay sir halis ah u ilaaliso! Qiso ka dhacday India oo si lama filaan ah ..

Sidey maxaabiistan uga baxsadeen xabsigii ugu halista badnaa taariikhda aadanaha (Alcatraz)

Sidey maxaabiistan uga baxsadeen xabsigii ugu halista badnaa taariikhda aadanaha (Alcatraz)

Full Documentary Sooyaalka Idi Amin Dada | Taariikh Laba Waji Leh!

Full Documentary Sooyaalka Idi Amin Dada | Taariikh Laba Waji Leh!

Dilaagii ugu halista badnaa ee ree Ciraaq hurdada u diidey 😱

Dilaagii ugu halista badnaa ee ree Ciraaq hurdada u diidey 😱

Tuugnimaddii Banki ee ugu waynayd Taariikhda Ingiriiska 🇬🇧

Tuugnimaddii Banki ee ugu waynayd Taariikhda Ingiriiska 🇬🇧

Ma rumaysan kartid qaabka loo soo qabtay Ninkii ugu naxariista darnaa maafiyadda Maraykanka!

Ma rumaysan kartid qaabka loo soo qabtay Ninkii ugu naxariista darnaa maafiyadda Maraykanka!

Hawlgalkii Basaasnimo ee ugu Waynaa Taariikhda: Sidee ayay Mossad  u Gashay Gudaha Iran?

Hawlgalkii Basaasnimo ee ugu Waynaa Taariikhda: Sidee ayay Mossad u Gashay Gudaha Iran?

Laga roone ayey guursatay lkn todba bixii miskiinta waxa ku dhacay arin argagax leh

Laga roone ayey guursatay lkn todba bixii miskiinta waxa ku dhacay arin argagax leh

Шпион, ставший премьер-министром Сирии || Удивительный разведывательный инцидент.

Шпион, ставший премьер-министром Сирии || Удивительный разведывательный инцидент.

MAXAY SATELLITES-KU , U ARKI WAAYEEN Ya’juuJ - Ma’juuj || Sheik Abdourahman Bashir

MAXAY SATELLITES-KU , U ARKI WAAYEEN Ya’juuJ - Ma’juuj || Sheik Abdourahman Bashir

Sirdoonka Maraykanka hawlgalkii halista badnaa ee uu dajiyay si ay dagaal ugu qaadaan Dalka Cuba 🇨🇺!

Sirdoonka Maraykanka hawlgalkii halista badnaa ee uu dajiyay si ay dagaal ugu qaadaan Dalka Cuba 🇨🇺!

Qisada Jaajuuskii Naftiisa U Huray Ninkii Loo Diray in uu Khaarijiyo.

Qisada Jaajuuskii Naftiisa U Huray Ninkii Loo Diray in uu Khaarijiyo.

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]