Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland | VOA Somali

Автор: VOA Somali

Загружено: 2025-01-16

Просмотров: 99667

Описание:

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan kala dhaxeeyo dowladda federaalka Soomaaliya, iyo waxyeellada khilaafkaas uu u gaysan karo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Waxaa soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland | VOA Somali

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? | VOA Somali

СВИТАН: Срочно! Разнесли СЕКРЕТНЫЕ САМОЛЕТЫ Путина (ВИДЕО). Вся Россия ГОРИТ: началась АДСКАЯ МЕСТЬ

Deg Deg Fiqi Oo Sheegay Siyaasiyiin Raba Inay Diinta Kabaxaan, Xasan Sh Weeraray…

⚡️ЧАС НАЗАД! Срочное ОБРАЩЕНИЕ Трампа по войне в Украине. Все АЖ ЗАМОЛКЛИ! Слушайте, ЧТО СКАЗАЛ

Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland? | VOA Somali

Galka Baarista: Doorka ajaanibta ee ururka ISIS ee ka dagaalama Soomaaliya | VOA Somali

ЧУКУЛ КАТУУ ЧАТАК БАШТАЛГАНЫ КАЛДЫ! КЫРГЫЗСТАНДЫН АКЧАСЫН КОРДОП

Qorshe ciidanka Sudan lagu burburinayo oo Maraykanku la yimi & Foolkanaha Itoobiya oo Carabta gaaray

FARXAD Gen Odowaa oo diiday Amarka kasoo baxay mahad salaad&Shirqoolka Xasan Sheikh&Hanjabaad Culus.

Deg Deg Qasaaraha Dagaalka Bardheere, Guusha DFS, Itoobiya Oo Weerartay Masar....

DEG DEG Beesha Ciise oo Hub & BaangadoLasoo Baxday, Xil Maxmd Abiib oo Ismacil gelle Xal ka keenay,

Su'aalahii Wasiirka Hindiga ah ILINTA ka keenay ee Xildhibaanada Puntland oo Dhamaystiran.

Daawo;-Dagaalka Calmiskaad Ka Socda Ee Puntland Iyo Daac#ish Iyo Wasiir Fiqi Oo Caawa Afka Furtay Ha

Deg Deg Turkiga Oo Guul U Soo Hoyay Somalia, Niyad Jabka Itoobiya, Eritrea & A/Madoobe.....

Mogadisho 1980

Mogadisho 1980

Daawo;-Odayaasha Puntland Oo Caawa Afka Furtay Kana Hadalay Dagaalka Bilaha Socda Ee Daaci#sh Iyo Pu

«MW Farmaajo объявил, что в случае переизбрания он увеличит свою зарплату». Юсуф Хассан

Daawo;-Wareysigii Niyad Jabka Ku Noqaday Puntland Iyo Somaliland Ee Cali Khaliif Kaga Hadlay Khaatum

⚡️Срочно! Трамп ВСЁ ПЕРЕИГРАЛ по Украине. У Путина ОГРОМНЫЕ ПРОБЛЕМЫ. Кремль НА УШАХ. САВОСТЬЯНОВ

⚡️У Трампа ПОРАЗИЛИ ЗАЯВЛЕНИЕМ о ФИНАЛЕ войны! ПЕРВЫЕ РЕЗУЛЬТАТЫ переговоров ошарашили Кремль

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]