Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

WARKA CUSUB: CIIDAN AAN ISRAA'IIL RAALI KA AHAYN GAZA LAMA KEENI KARO

Автор: ANNAGA PRODUCTİON

Загружено: 2025-10-25

Просмотров: 10371

Описание:

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Gargaarka iyo Hawlaha (UNRWA) ayaa xaqiijisay in Israa’iil ay si buuxda u xannibtay gelitaanka hoyga muhiimka ah iyo sahayda kululaynta ee loogu talagalay dadka ku nool Marinka Gaza, inkasta oo ay jirto baahi bini’aadantinimo oo aad u daran.
Saraakiil maxalli ah iyo kuwo caalami ahba ayaa sheegay in xaaladda ay sii kasbatay xumaanta kadib markii ay yaraatay sahayda muhiimka ah ee soo galeysa tan iyo markii la gaaray xabbad-joojintii dhawaan lagu heshiiyay, taas oo ku timid cadaadis iyo is-hortaag joogto ah oo ay Israa’iil wado.

UNRWA ayaa bayaan Sabtidii soo saartay ku sheegtay: “Marka uu jiilaalku soo dhawaado, baahida hoy iyo kuleyl ee Gaza way sii kordhaysaa, waxaana haynaa sahay lagama maarmaan ah oo ku sugan Jordan iyo Masar, balse waa loo diiday inay soo galaan.”

Hay’addu waxay carrabka ku adkaysay in loo baahan yahay in si degdeg ah dib loogu soo celiyo doorkeeda ku aaddan gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo ee Marinka Gaza. In kasta oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu (ICJ) ay toddobaadkii hore caddeysay in UNRWA aan lagu beddeli karin hay’ad kale, haddana Israa’iil ayaa weli ku howlan inay horjoogsato hawlaha hay’adda.

WARKA CUSUB: CIIDAN AAN ISRAA'IIL RAALI KA AHAYN GAZA LAMA KEENI KARO

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

TRUMP OO KU BAAQAY IN CIQAAB DIL AH LAGU FULIYO XILDHIBAANNO MAREYKAN AH + RUUSHKA + Q@SA +!$RAA'!!L

WADAMA CARABTA HALISTA ISRAEL SIDEE AYEY DAMACSAN YIHIIN IN AY UGA HORTAGAAN

Deg Deg Xasan Sh Oo Guul Wayn Ka Gaaray Mucaaradka, S/Land Oo Amar Adag Duldhigtay Diyaaradaha

🔥АУСЛЕНДЕР: реакция ХАМАС на решение ООН! Вот что ждет Газу

Taariikhda iyo Qisada Sultan Mandud Quddus  | Sheekh Mustafe Xaaji | Qisooyin Cajiib Ah

Masiibadii ka bilaabmatay Rwanda ayaa Africa wada saamaysay

⚡️Секретные переговоры! Зеленский получил мирный план. Конец войны – это реально / Тема дня

MARKALE SACUUDIGA LACAGTA AYAA LAGA DHACAY KULANKII XALAY

Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 20 11 2025

💥 ЖЕСТКИЙ ответ ЗЕЛЕНСКОГО на МИРНЫЙ ПЛАН США! От ТРАМПА такого НЕ ОЖИДАЛИ! В КРЕМЛЕ ЗАВЫЛИ! | Итоги

Xildhibaanadii Somalia oo Maxkamad Wajahaya, Shirka Kismayo, Sharif Walaalki oo Tacaddi lagu Eedeyay

TELEPHONE SAMSUNG CABSI LAGA SOO SHEEGAY/ISRAEL DHULKA HOOSTII KU QARINEYSO DECUMENT/ IYO JAWAABTI X

Dambiile Police-ka England wareeriyey iyo Dheesha uu la cayaaray

Ma rumaysan kartid qaabka loo soo qabtay Ninkii ugu naxariista darnaa maafiyadda Maraykanka!

Documentary | Amiirka Cas - Ninka Basaasiinta Israel dhuunta u galay

WAA LAGU KHAYAANAY: Sida Nidaamka Waxbarashada U Burburiyo Mustaqbalkaaga

SOMALIDU SHANTA FOOLXUMO EE WELIGOOD AY ISKA DHAAFI KARIN EE CAALAMKU LA OGAADAY

FALASTIYIINTA WAA HORE AYEY GUULEYSTEEN LAAKİİN WAXAA FASHILMAY İNTA FALASTİİN KASOO HARTAY

ADDUUNKA OO KA MIDEEYSANAADAY NACAYBKA ISRAA'IIL: Waa Qiimaha Xasuuqii ay sameeyeen

Кытай басып алганы келген жок! Президент элге чыкты

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]