Booqashada beni'aadanimo ee QM ee Doolow
Автор: UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Загружено: 2022-04-14
Просмотров: 3637
“Waxaan ahay 95 jir, waligeyna ma arag abaar sidan oo kale ah… waxaan aad ugu baahannahay kaalmo iyo dad na caawin kara,” ayey Seynab Fiidle Ciroowe u sheegtay saraakiisha QM inti ay ku guda jiree booqasho beni’aadanimo oo ay dhawaan ku tageen Doolow Soomaaliya, dal wajahaya khatarta macluul- Daawo muuqaalkan si aad wax badan u ogaato.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: