SIDEED KU CAAWIN KARTAA CUNUGAAGA?
Автор: BARAARUJIN
Загружено: 2025-10-01
Просмотров: 998
Qeybtan Wisdom Wednesday waxaan diiradda saaraynaynaa tarbiyada iyo kaalinta muhiimka ah ee waalidku ku leeyahay caawinta carruurta. Caawinta dhabta ahi maaha oo kaliya in aad bixiso cunto iyo dhar, balse waa inaad barato xirfadaha tarbiyada si aad u hagto mustaqbalka carruurtaada.
Waxaan ka hadleynaa:
⬛ Maxay muhiim u tahay in waalidku yeeshaan faham iyo xirfado tarbiyeyneed
⬛ Qodobbada muhiimka ah ee kaa caawin kara inaad caruurtaada si wanaagsan u taageerto
⬛ Qiimaha sheekooyinka iyo casharrada la xiriira tarbiyada carruurta
⬛ Sababta doorarkaaga waalidnimo ay u qaabeeyaan mustaqbalkooda
TIMELINE
00:00 Intro
00:27 Have you ever attended a course of parenting
01:17 Sidee ku caawin kara caruurtaadu
01:44 Point 1
02:56 Point 2
04:13 Point 3
05:43 Qiiso
06:22 Point 4
07:47 Gabogabo
09:25 Recap
10:14 Outro
📌 Nala Soco
📺 YouTube: / @baraarujin_jj
📘 Facebook: / baraaarujin
🎵 TikTok: / farhan_jj
#WisdomWednesday #ParentingTips #ChildDevelopment #SomaliWisdom #FamilyGrowth #TarbiyadaCarruurta #PositiveParenting #LeadershipAtHome #SomaliYouth #MindsetMatters #LifeLessons #SomaliCommunity #SelfImprovement #Empowerment #Baraarujin #GrowthMindset #SomaliCulture #DailyInspiration #HabitsForSuccess #GoalSetting #PersonalGrowth #Motivation #Inspiration #SuccessMindset #ResilientFamilies #parentalguidance #SomaliParents #SomaliVoices #LeadershipTips #Nolosha #Baraarujin
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: