😢Wiilkii oo ooyaya: waa kan askari Gendarme ah oo si xun u weeraray una hanjabaya
Автор: Jabuuti Toos TV
Загружено: 2025-11-02
Просмотров: 9898
JABUUTI TOOS TV
🇩🇯💔 Geesi Hamdi, dhalinyarada dhiirran ee reer Jabuuti, waan kula jirnaa walaal.
Wuxuu ahaa wiil gaarsiinaya alaab oo roob ku da’ay magaalada Jabuuti, kuna cabanaya dulmiga iyo tacaddiga booliska iyo jandarmaha. 😢
Hamdi Lion de Lion, ha quusan, walaal. Maalin cusub baa iman doonta. 🌧️✊🏾
Kali-talisnimo weligeed ma sii jirto. Caddaalad baa guuleysan doonta, dhalinyaradana waa la maqli doonaa. 🤲🏾
Dalkayagu waa hodan, wuxuuna leeyahay khayraad ku filan carruurtiisa. Looma baahna in ubadkeenna ooyaan murugo darteed. 😢💔
🤝 Reer Jabuuti, aynu isqabsanno gacmaha. Wadajir baan nahay ummad aan la jebin karin. 💪🏾🇩🇯
Isbeddelka ay dadka badankoodu doonayaan waa inuu yimaadaa.
#Gobanimo #Hurya #Caddaalad #Dhalinyaro
💬 Xaaladda dhabta ah ee dalka – dhaqaalaha, maamul xumada, iyo saameynta ku timaada shacabka
👉 Maxay yihiin ujeeddooyinka dhabta ah ee ka dambeeya isbeddelka Dastuurka?
👉 Sidee ayay u saameyn doontaa mustaqbalka siyaasadeed iyo dhaqaale ee Jabuuti?
#Jabuuti #Somaliland #DPWorld #Geelle #Sirdoon #JabuutiToosTV
Warar cusub oo ka imanaya Jabuuti oo ku saabsan FADEEXAD: 1.5 bilyan oo doolar ayaa laga xaday sanduuqa dowladda Jabuuti oo ku dhuumaaleysanaya bangiyada dibadda
#Jabuuti #Doorashada2026 #MadaxweyneGeelle #Geelle #Siyaasadda #2026 #Wararka
📌 Fikirkaaga ka dhiibo hoos — ma ku raacsan tahay in Geelle mar kale isku soo sharaxo 2026?
👍 Haddii aad rabto runta iyo xogta aan la qarin — fadlan LIKE, SHARE & SUBSCRIBE.
Daawo faahfaahinta iyo xogta cusub ee arrintan!
Barnaamijka Falanqaynta Todobaadka Waa Ayanle iyo Abdalla Abdou iyo Fuua Caye
👉👉👉SHARE and Subscribe " PLEASE. THANKS !!! 🙏🙏🙏
Asxabta Fadlan nagala soo qaybgal Barnaamijka Falanqaynta
Facebook Live /#Jabuuti ToosTv
??? Telephoneka Whats App
🎤Kala soo qayb Gal Ku Soo Dhawoow 📻JABUUTI TOOS TV
Please Share. Thank you 😍🙏
📌 Subscribe for more updates
👍 Like, comment & share
🔔 Turn on notifications to stay updated
🎙️ New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! 😍 https://streamyard.com/pal/d/59291365...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: