Mitre Institute

🎓 Welcome to Miini Institute for Training & Research (MITRE)
Ku soo dhowow channel-ka rasmiga ah ee MITRE – Machad ku yaal magaalada Barawe oo u heellan kor u qaadidda aqoonta, xirfadaha, iyo cilmi-baarista. Halkan waxaad ka heli doontaa muuqaallo ku saabsan tababarro, aqoon isweydaarsiyo, warbixino cilmiyeed, iyo dhacdooyin la xiriira horumarinta waxbarashada.

📚 Ujeedadeennu waa in aan dhisno jiil aqoon leh, karti leh, iyo bulsho u adeegta horumar waara.
➡️ Subscribe si aad ula socoto wax kasta oo cusub ee ka socda MITRE!