Marxaladahiisa Waxbarashada ee Deg. Barawe | Jeylani Cadow Abiikar oo Ka Mid ah Aqoonyahanada Deg.
Автор: Mitre Institute
Загружено: 2025-11-10
Просмотров: 40
Jaylani Cadow Abiikar, oo ka mid ah aqoonyahannada degmada Barawe, ayaa faahfaahin ka bixiyay marxaladaha kala duwan ee uu kasoo maray waxbarashadiisa gudaha degmada Barawe.
Wuxuu aad uga sheekeeyay dadaalkii iyo caqabadihii uu wajahay intii uu ku jiray tacliinta, Sheekadiisu waa mid dhiirrigelinaysa dhalinyarada ku nool deegaanka, kuwaas oo doonaya inay ka gudbaan caqabadaha nololeed iyagoo aqoon u raadinaya
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: