Marxaladahiisa Waxbarashada ee Deg. Barawe |Maamulaha Shrikada Korontada Muqdisho Power Deg. Barawe
Автор: Mitre Institute
Загружено: 2025-11-05
Просмотров: 114
Maamulaha Shrikada Korontada Muqdisho Power ee Degmada Barawe Mohamed Curane ayaa ka warbixiyay marxaladahiisa Waxbarashada ee Degmada Barawe.
Machadka Tababarada & Cilmi-baarista ee Miini ayaa qabtay kulan cilmi-baaris oo ku saabsan marxaladaha waxbarashada ee degmada Barawe.
Kulankan waxaa lagu casuumay aqoonyahano ka tirsan degmada, waxaana si qoto dheer looga waraystay khibradahooda iyo aragtidooda ku aaddan marxaladaha waxbarashadooda ee degmada Barawe.
🎬Lasoco Qeybta Xigta
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: