BARO QURXINTA TEXT CAPCUT| KU DAR ANIMATIONS, STYLE, BACKGROUND, EFFECTS.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-10-10
Просмотров: 73
Casharkan waxaan ku barayaa sida loo isticmaalo tab-ka qoraalka (Text Tab) ee CapCut Mobile — laga bilaabo style, effects, background, animations iyo dhammaan qaababka qurxinta qoraalka.
Haddii aad rabto in muuqaaladaada YouTube ama TikTok ay u ekaadaan kuwo xirfad leh, casharkan waa kan ugu fiican!
✅ Waxaad baran doontaa:
Sida loo sameeyo qoraal muuqaal leh
Sida loo isticmaalo background & effects
Farsamooyin kaa dhigaya muuqaalka mid soo jiidasho leh.
#CapCutSomali
#CasharQoraal
#BarashadaCapCut
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: