Riyo Yurub ah oo noqotay 9 sano Xabsi - He left Somalia for Europe, ended up in Jail for 9 Years
Автор: Geedi Sahan - Somali Traveler
Загружено: 2025-05-15
Просмотров: 202695
Muuqaalkan waxaad ku arkaysaan wiil Soomaaliyeed oo 9 sano ku nool Qaahira. Safarkiisu wuxuu ka bilaabmay magaalada Gaalkacyo, isagoo u socday Yurub si uu nolol wanaagsan u helo. Wuxuu maray Boosaaso, Yemen iyo Suudaan, isagoo la kulmay safar badeed halis ah, xabsi iyo dhibaatooyin kale, ilaa uu ugu dambeyn gaaray Masar. Maanta wuxuu noloshiisa ka dhistay Qaahira, halkaas oo uu ka shaqeeyo tuktuk, kadib markii uu hore uga shaqeyn jiray dhul xaaqid iyo maqaayado, isagoo maalintii shaqeyn jiray in ka badan 12 saacadood.
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
#Somaliland
#djibouti
#Lawyacado
#Saylac
#SomalilandIslands
#KalluunkaBadan
#SomalilandTravel
#AdventureVlog
#somalia
#hargeisa
#saylac
#geedi
#mogadishu
#mogadisho
#puntland
#galmudug
#Galkacyo
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: