Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

8 qalad oo ay galaan dadka ku howlan suuqgeynta iyo iibka

Автор: Abdiwahab Abdullahi Elmi, Ph.D

Загружено: 2021-09-10

Просмотров: 18973

Описание:

Muuqaalkan waxan uga hadli doonaa qaladaadka ay galaan shaqaalaha ku howlan iibka iyo suuqgeynta inago soo qaadan doona 8da ugu waaweeyn iyo sidaas ku xalin laheyd

Si aad u kobcisid ganacsigaaga iyo xirfadaada iibka, booqo bogga rasmiga ah ee koorsadeena caanka ah: Suuqgeynta iyo iibka
https://bravoakademi.com/iibka/

🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA

Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:

✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo

KU SAABSAN BRAVO GROUP:

BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.

🌍. www.bravoakademi.com
🌍. www.bravogroupi.com

Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:

+252612253334
+252612253332

Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:

FACEBOOK:   / bravogroupon.  .
TWITTER:   / bravo_group  
TIKTOK:   / bravoakademi  

KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY:

📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
http://bravoakademi.com/isbaro

📚. Helida shaqo fiican:
http://bravoakademi.com/sahayda

📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
http://bravoakademi.com/iibka

Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
💌 https://bravoakademi.com/courses

8 qalad oo ay galaan dadka ku howlan suuqgeynta iyo iibka

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Wax ka ogow farsamooyinka lagu kordhiyo iibka ganacsiga - Sales Techniques #abdiwahabelmi #somvato

Wax ka ogow farsamooyinka lagu kordhiyo iibka ganacsiga - Sales Techniques #abdiwahabelmi #somvato

NOQO MAAMULE WANAAGSAN

NOQO MAAMULE WANAAGSAN

Shirkad aad ku Maalgashan karto Lacag ka Yar $200.Ku daawo Barnaamijka Xogta Ganacsiga ee MM-TV.

Shirkad aad ku Maalgashan karto Lacag ka Yar $200.Ku daawo Barnaamijka Xogta Ganacsiga ee MM-TV.

Ma dhameystiran suuqgeyntaada hadii ay arintan kaa maqantahay

Ma dhameystiran suuqgeyntaada hadii ay arintan kaa maqantahay

Ha wareerin macaamiishaada

Ha wareerin macaamiishaada

15 jirka ganacsadaha noqday ee Adan Nineteen, ganacsigiisuna geeska Afrika wada gaadhay.

15 jirka ganacsadaha noqday ee Adan Nineteen, ganacsigiisuna geeska Afrika wada gaadhay.

Baro Maskaxdaada, Ka Guuleyso Naftaada - STOP Procrastinating  #abdiwahabelmi #somvato

Baro Maskaxdaada, Ka Guuleyso Naftaada - STOP Procrastinating #abdiwahabelmi #somvato

Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta

Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta

JOOJI caadooyinka faqriga horseeda - FADHIGA & FAQRIGA - Q2aad: #abdiwahabelmi  #somvato

JOOJI caadooyinka faqriga horseeda - FADHIGA & FAQRIGA - Q2aad: #abdiwahabelmi #somvato

3 xirfadood oo sare u qaadi kara iibkaaga

3 xirfadood oo sare u qaadi kara iibkaaga

7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule

7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule

Muhiimada ay leedahay latalinta Ganacsigu | Giraanta Ganacsiga | Astaan HD | 2021

Muhiimada ay leedahay latalinta Ganacsigu | Giraanta Ganacsiga | Astaan HD | 2021

Ka fogow isticmaalka ereyadan marka aad wax iibineysid

Ka fogow isticmaalka ereyadan marka aad wax iibineysid

5 Xeer ee Guusha :: Ustaad Xamse Xabiib

5 Xeer ee Guusha :: Ustaad Xamse Xabiib

XAFIIS REAL ESTATE QAABKA LOOGU SHAQAYSTO | 8 Services

XAFIIS REAL ESTATE QAABKA LOOGU SHAQAYSTO | 8 Services

Ka BADBAADI naftaada XARFAANTA xafiisyada - Beware of narcissistic behavior #abdiwahabelmi #somvato

Ka BADBAADI naftaada XARFAANTA xafiisyada - Beware of narcissistic behavior #abdiwahabelmi #somvato

Xal Aad Kaga Baxayso Faqriga Iyo Busaaradda || U.Hamse Habiib

Xal Aad Kaga Baxayso Faqriga Iyo Busaaradda || U.Hamse Habiib

10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan

10 Kan qodob Samee intaadan Ganacsi Furan

Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.

Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.

Aragtida Ganacsiga (Business Idea): Sida Lagu Go'aamin Karo in ay Guuleysan Doonto

Aragtida Ganacsiga (Business Idea): Sida Lagu Go'aamin Karo in ay Guuleysan Doonto

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]