Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Ka fogow isticmaalka ereyadan marka aad wax iibineysid

Автор: Abdiwahab Abdullahi Elmi, Ph.D

Загружено: 2021-08-18

Просмотров: 24619

Описание:

Ereyadan waa kuwo marka kor laga eego u muuqda in ay fiicanyihiin balse kuu horseedi kara caqabado in aad kala kulantid sare u qaadida iibkaaga.

Waa kuwo hoos kuu dhigaya badalkii ay sare kuu qaadi lahaayeen. Waa kuwo muujinaya in aad baahantahay badalkii ad muujin laheyd tayada adeegaaga ama alaabtaada

Si aad wax badan uga ogaatid koorsada fadlan booqo boggeeda:
https://bravoakademi.com/iibka/

🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA

Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:

✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo

KU SAABSAN BRAVO GROUP:

BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.

🌍. www.bravoakademi.com
🌍. www.bravogroupi.com

Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:

+252612253334
+252612253332

Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:

FACEBOOK:   / bravogroupon.  .
TWITTER:   / bravo_group  
TIKTOK:   / bravoakademi  

KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 4,000 ARDAY:

📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
http://bravoakademi.com/isbaro

📚. Helida shaqo fiican:
http://bravoakademi.com/sahayda

📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
http://bravoakademi.com/iibka

Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
💌 https://bravoakademi.com/courses

Ka fogow isticmaalka ereyadan marka aad wax iibineysid

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

3 xirfadood oo sare u qaadi kara iibkaaga

3 xirfadood oo sare u qaadi kara iibkaaga

NOQO MAAMULE WANAAGSAN

NOQO MAAMULE WANAAGSAN

Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta

Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta

Ma dhameystiran suuqgeyntaada hadii ay arintan kaa maqantahay

Ma dhameystiran suuqgeyntaada hadii ay arintan kaa maqantahay

8 Dhaqan oo Dadka Nolosha ku Guuleysta ay ka Siman Yihiin ||  8 Habits of Successful People

8 Dhaqan oo Dadka Nolosha ku Guuleysta ay ka Siman Yihiin || 8 Habits of Successful People

WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA

WAX KA OGOW DADKA MASKAXDA BADAN SİRTA KA DAMBEYSA

Ha wareerin macaamiishaada

Ha wareerin macaamiishaada

Sidee Wax Loo Iibiyaa?

Sidee Wax Loo Iibiyaa?

Full Talk: Sida aad ku noqon kartid ganacsade guuleysta - How to become a successful entrepreneur

Full Talk: Sida aad ku noqon kartid ganacsade guuleysta - How to become a successful entrepreneur

8 qalad oo ay galaan dadka ku howlan suuqgeynta iyo iibka

8 qalad oo ay galaan dadka ku howlan suuqgeynta iyo iibka

Sidee U Noqon Kartaa Sells Expert?

Sidee U Noqon Kartaa Sells Expert?

JOOJI caadooyinka faqriga horseeda - FADHIGA & FAQRIGA - Q2aad: #abdiwahabelmi  #somvato

JOOJI caadooyinka faqriga horseeda - FADHIGA & FAQRIGA - Q2aad: #abdiwahabelmi #somvato

Fahamka Wax kala Iibsiga iyo Ganacsiga | Shardiga Bayca |Xalqadii 1-aad | 2019

Fahamka Wax kala Iibsiga iyo Ganacsiga | Shardiga Bayca |Xalqadii 1-aad | 2019

Sida loola dhaqmo macaamiisha careysan: 4 talaabo oo aad qaadi kartid

Sida loola dhaqmo macaamiisha careysan: 4 talaabo oo aad qaadi kartid

Muhiimada ay leedahay latalinta Ganacsigu | Giraanta Ganacsiga | Astaan HD | 2021

Muhiimada ay leedahay latalinta Ganacsigu | Giraanta Ganacsiga | Astaan HD | 2021

Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha  kusoo gala

Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha kusoo gala

047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.

047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.

Sidaad uga iibin laheyd adeegaaga qofkasta

Sidaad uga iibin laheyd adeegaaga qofkasta

Sidee Loo Noqdaa Hal-abuure Ganacsi oo Guuleysta? Dr. Cabdiwahaab Maamulaha Guud ee BRAVO GROUP.

Sidee Loo Noqdaa Hal-abuure Ganacsi oo Guuleysta? Dr. Cabdiwahaab Maamulaha Guud ee BRAVO GROUP.

Wuxuu ka tegay mushaar shan kun doollar ah si uu u billaabo ganacsi.

Wuxuu ka tegay mushaar shan kun doollar ah si uu u billaabo ganacsi.

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]