Dagaalkii Toyotada || Jabkii Waynaa ee Qadaafi iyo Liibiya
Автор: Muxsin Bashir
Загружено: 2025-12-08
Просмотров: 22043
Dagaalkii Toyota-da wuxuu ahaa dagaal u dhexeeyay Chad iyo Libya oo dhacay dabayaaqadii 1970-meeyadii illaa 1980-meeyadii.
Magiciisu wuxuu ka yimid adeegsiga baabuurta Toyota ee cabdi bilaha ama qabaalka
Chad waxay ku guuleysatay dagaalkan iyadoo adeegsanaysay baabuur cabdi bile ah, Libya oo lahayd ciidan ka tirro badan kuwa chad ayaa lagu jabiyay Dagaalkan
Dagaalkani wuxuu noqday tusaale muujinaya sida farsamo sahlan oo si wanaagsan loo adeegsado ay uga adkaan karto ciidan hub culus wata.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: