Sheekadii (Dadkii Labada Jeer dhintay? ) Part 1 qosol iyo layaab weeyo ee bal eeg intaadan
Автор: ALI DHAANTO
Загружено: 2025-12-11
Просмотров: 29408
Ninkani waa Macalin Cali Oo naanaystiisu tahay (Cali Buurane).
Sheekadiisu ma ahaan Cabasho Iyo Oohin. Kolkii jeel Ogaadeen la sheego dadka qarkii waxay sawiran hayaan xumaan, nacayb iyo dadka in la kala fogayn hayo. Saas ma ahaan sheekadu.
Macalin Cali waa nin ka run sheega haya nolashiisii iyo sidii uu u noolaa xiligii hore, dabadeed sheegaya sababtii loo xidhay iyo kahor wuxuu isagu gaysan jiray iyo maraatayntii ay lahaayeen dadkii xukunka hayay ama ka ag dhawaa.
Sidii loo noolaa iyo sidii loo kala baqayay waa sheeko aad u xadaarad badan oo aan cidna loogu gafaynin oo xaqiiqa ah. Jeelka kolkii lasoo gaadho ayaad ogaanaysaa arimihii jeelka.
Lakiin bal ogow isaga iyo Abdi xagay iska heleen?
Sey u wada shaqeeyeen?
Muxuu isagu ka ahaa dawladii hore?
Maxaase kolkii danbe lagu xidhay?
Muqalkan waa qaybtii 1 Aad.
Fadlan la soco ilaa xalqadaha danbe.
Mahadsanid.
• ALI DHAANTO CALI DHAANTO DHAANTO CUSUB TIM...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PA...
For all inquiries, email [email protected]
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: