Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Dowladda Federaalka oo digniin culus soo saartay, dagaal ka socda Itoobiya | Qubanaha VOA

Автор: VOA Somali

Загружено: 2024-04-23

Просмотров: 56045

Описание:

Qodobada ku jira Qubnaha VOA waxaa ka mid ah; digniin culus oo kasoo baxday dowladda federaalka, wareysi aan la yeelanay wasiirka maaliyadda Jabuuti, dagaalka u dhaxeeya Tigrayga iyo Amxaarada Itoobiya, Jaamacad Maraykan ah oo ay ka taagan tahay xiisad la xiriirta Gaza iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:08 Dowladda Federaalka oo digniin culus soo saartay
02:26 Wareysiga Wasiirka Maaliyadda Jabuuti
12:15 Dad ku dhintay doon ku degtay English Channel
14:03 Dagaalka Tigrayga iyo Amxaarada Itoobiya
16:37 Midowga Yurub oo taageeray UNRWA
18:23 Jaamacadaha Mareykanka iyo Xiisadda Gaza
20:39 Maraakiib Turkish ah 'oo jebinaya' go'doominta Gaza
24:40 Dhibaatada miinooyinka ee xadka Pakistan-Afghanistan

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Dowladda Federaalka oo digniin culus soo saartay, dagaal ka socda Itoobiya | Qubanaha VOA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

TOOS: DUNIDA IYO MAANTA

TOOS: DUNIDA IYO MAANTA

Когда глава банды противостоял Мухаммеду Али

Когда глава банды противостоял Мухаммеду Али

TOOS/LIVE: D/H/Ceerigaabo 🆚 D/H/Hargeysa | Somaliland Champions 2026

TOOS/LIVE: D/H/Ceerigaabo 🆚 D/H/Hargeysa | Somaliland Champions 2026

25 ЛУЧШИХ МЕСТ ГЕРМАНИИ [РЕЙТИНГ] - Германия 2025 - Не только Берлин и Мюнхен

25 ЛУЧШИХ МЕСТ ГЕРМАНИИ [РЕЙТИНГ] - Германия 2025 - Не только Берлин и Мюнхен

Qorshaha Ruto ee ciidanka ka jooga Soomaaliya, 3 dal oo aqoonsaday Falastiin | Qubanaha VOA

Qorshaha Ruto ee ciidanka ka jooga Soomaaliya, 3 dal oo aqoonsaday Falastiin | Qubanaha VOA

⚡️НОВОГОДНЕЕ ОБРАЩЕНИЕ Путина РВЁТ СЕТЬ! Диктатор СКАЗАЛ о новой ЦЕЛИ в УКРАИНЕ

⚡️НОВОГОДНЕЕ ОБРАЩЕНИЕ Путина РВЁТ СЕТЬ! Диктатор СКАЗАЛ о новой ЦЕЛИ в УКРАИНЕ

Degaalkii Maraykanka ee 1993 Muqdisho , Shirkii SNM ee Bali-gubadle, Caydiid iyo baadi goobkiisii?

Degaalkii Maraykanka ee 1993 Muqdisho , Shirkii SNM ee Bali-gubadle, Caydiid iyo baadi goobkiisii?

Qubanaha VOA | VOA Somali

Qubanaha VOA | VOA Somali

Doorashada Somaliland, UK oo muhaajiriinta u masaafurinaysa Rwanda, iyo qodobo kale  | Qubanaha VOA

Doorashada Somaliland, UK oo muhaajiriinta u masaafurinaysa Rwanda, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Кадырова госпитализировали и «еле откачали». Поздравление Путина о войне. Проблемы с банкоматами

Кадырова госпитализировали и «еле откачали». Поздравление Путина о войне. Проблемы с банкоматами

Dagaallo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya, xiisadda Puntland iyo Federaalka | Qubanaha VOA

Dagaallo ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya, xiisadda Puntland iyo Federaalka | Qubanaha VOA

Shidaal sahminta Soomaaliya oo dhammaad ku dhow | Qubanaha VOA

Shidaal sahminta Soomaaliya oo dhammaad ku dhow | Qubanaha VOA

Deg Deg Itoobiya Oo Saxeexaysa Aqoonsiga Somaliland, Dawladaha Raacay Israel & Shaxda Qarsoon Afrika

Deg Deg Itoobiya Oo Saxeexaysa Aqoonsiga Somaliland, Dawladaha Raacay Israel & Shaxda Qarsoon Afrika

Dhoola-tuska Nukliyeer ee Ruushka, caqabad ka taagan Badda Cas iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Dhoola-tuska Nukliyeer ee Ruushka, caqabad ka taagan Badda Cas iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Tigray, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

Deg Deg Dawladdaha Aqoonsiga Somaliland Kula Biiray Israel, Jaan-goynta Maraykanka & Jabka Somalia

Deg Deg Dawladdaha Aqoonsiga Somaliland Kula Biiray Israel, Jaan-goynta Maraykanka & Jabka Somalia

Dagaal ganacsi oo ka dhex-bilowday Mareykanka iyo Shiinaha | Qubanaha VOA

Dagaal ganacsi oo ka dhex-bilowday Mareykanka iyo Shiinaha | Qubanaha VOA

XASAN OO WAREYSI UU BIXIYAY BANAANKA SOO DHIGAY XOG WAYN OO LA XIRIIRTA AQOONISGA SOMALILAND + IIRAN

XASAN OO WAREYSI UU BIXIYAY BANAANKA SOO DHIGAY XOG WAYN OO LA XIRIIRTA AQOONISGA SOMALILAND + IIRAN

Если у тебя спросили «Как твои дела?» — НЕ ГОВОРИ! Ты теряешь свою силу | Еврейская мудрость

Если у тебя спросили «Как твои дела?» — НЕ ГОВОРИ! Ты теряешь свою силу | Еврейская мудрость

СУ-152: Как один танк изменил ход Курской битвы навсегда! НЕМЦЫ ПОМНЯТ ДО СИХ ПОР!

СУ-152: Как один танк изменил ход Курской битвы навсегда! НЕМЦЫ ПОМНЯТ ДО СИХ ПОР!

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]