Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Deyn Cafinta Kadib, Soomaaliya Deyn Cusub Ma Qaadatay? Wareysi Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan

Автор: Dawan TV

Загружено: 2025-11-29

Просмотров: 13968

Описание:

Qeybtan gaarka ah ee Miizaan Podcast, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa si faahfaahsan uga jawabay su'aalo ku saabsan mustaqbalka maaliyadda Soomaaliya kadib deyn cafinta. Wuxuu ka hadlayaa sida Soomaaliya ay ku gaartay Deyn Cafinta, shuruucda deynta cusub, iyo doorka hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah sida IMF iyo World Bank ee qaabaynta dhaqaalaha dalka.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay Nidaamyada dekhli uruurinta, sytem-yada cusub, la dagaallanka musuqa iyo Federaaleynta maaliyadda dalka.
Doorka World Bank iyo IMF ee mashaariicda maaliyadda Soomaaliya
Isbeddellada ku saabsan canshuuraha, soo saarista dakhliga, iyo maaliyadda Federaalka
Caqabadaha iyo guulaha ku saabsan maalgashiga guud iyo maareynta mashaariicda
Haddii aad rabto inaad fahanto sida Soomaaliya u maareyso deynta, dakhliga, iyo miisaaniyadda qaranka, qaybtaan waa mid muhiim ah inaad daawato!
📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo:
1- Deyn Cafinta & Mustaqbalka Maaliyadda Soomaaliya
2- Doorka IMF & World Bank ee Maaliyadda Soomaaliya
3- Mashruuca Baxnaano & Waxqabadka Mashaariicda Guud
4- Federaalka & Isku-xirka Maaliyadda Dawlad Goboleedyada
5- Canshuuraha & Kororka Dakhliga Miisaaniyadda Soomaaliya

Wareysiga waxaa wadajir u qaaday Mohamed Ibrahim (Fanah) iyo Alinur Salaad oo ka tirsan Dawan Media
Xuquuqda Xalqaddaan waxay u dhowran tahay Dawan Media.

Ha hilmaamin inaad rukumato kanaalkaan si aad u hesho xogo noloshaada wax ka bedela.
----
In this special episode of Miizaan Podcast, Somalia's Minister of Finance, Biixi Iimaan Cige, provides an in-depth response to questions regarding the future of Somalia’s finances after debt relief. He discusses how Somalia reached the Debt Relief Completion Point, the new borrowing rules, and the role of global financial institutions like the IMF and World Bank in shaping the country's economy.
Additionally, Minister Iimaan addresses:
The debt collection systems and new systems in place
The fight against corruption and fiscal federalism in Somalia
The role of the World Bank and IMF in financing Somalia's development projects
Taxation reforms, revenue generation, and federal financial coordination
The challenges and successes in public investment and project management
If you want to understand how Somalia manages debt, revenue, and the national budget, this episode is essential for you to watch!
📌 Key Topics Covered:
Debt Relief & Somalia’s Financial Future
The Role of IMF & World Bank in Somalia’s Economy
The Baxnaano Project & Public Investment Performance
Federalism & Coordination of State Finances
Taxation & Revenue Growth in Somalia’s Budget
The interview is hosted by Mohamed Ibrahim (Fanah) and Alinur Salaad, both from Dawan Media.
All rights reserved by Dawan Media.


Time Code

00:00 Hordhac
01:25 Maxay tahay Deyn Cafinta?
07:57 Deyn Cafinta kadib
21:25 Deymaha Cusub
28:52 Nidaamka World Bank iyo IMF inay Soomaaliya gasho.
33:40 Yaa jaangooya Mashaariicda uu Bangiga aduunku Maalgeliyo?
36:34 Aqool xumo dhanka mashaariicda ah ma jirtaa?
44:28 Mashruuca Baxnaano
49:20 Danabeynta Dekhli Uruurinta.
1:00:41 Kororka Dekhliga
1:07:07 Miisaaniyadda
1:15:20 Federaaleynta Maaliyadda
1:26:58: Wadaagga Kheyraadka
1:29:30 Maxaa mideeya Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada?
1:32:25 Muhiimmadda Canshuurta
1:36:20 Gebo Gebo
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

Deyn Cafinta Kadib, Soomaaliya Deyn Cusub Ma Qaadatay? Wareysi Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Ka adkaanshaha Xassan Sh ee 3 maamul gobaleed miyaa Galmudug ka bilowday & Is riix riix adag

Ka adkaanshaha Xassan Sh ee 3 maamul gobaleed miyaa Galmudug ka bilowday & Is riix riix adag

Wax ka Ogow Dhulka Danta Guud | Kulan Isla Xisaabtan ah

Wax ka Ogow Dhulka Danta Guud | Kulan Isla Xisaabtan ah

Soomaaliya oo haysata qalab lagula soconayo maraakiibta maraysa badaheeda | Wareysi Gaar ah

Soomaaliya oo haysata qalab lagula soconayo maraakiibta maraysa badaheeda | Wareysi Gaar ah

Qorshe halis ah oo Ilhan Omar ka dhan ah: Trump muxu rabaa inuu Somalida  ku sameeyo wixi Talyaaniga

Qorshe halis ah oo Ilhan Omar ka dhan ah: Trump muxu rabaa inuu Somalida ku sameeyo wixi Talyaaniga

'Dastuurku Qur'aan maaha.. iyagu waxay soo jeediyeen in sidiisa loo dhaafo'  - Wareysi Gaar Ah

'Dastuurku Qur'aan maaha.. iyagu waxay soo jeediyeen in sidiisa loo dhaafo' - Wareysi Gaar Ah

MUCJISADA SOMALIA  CALMADOW.  THE MIRACLE OF SOMALIA. I VISITED THE MOST BEAUTIFUL PLACE IN SOMALIA.

MUCJISADA SOMALIA CALMADOW. THE MIRACLE OF SOMALIA. I VISITED THE MOST BEAUTIFUL PLACE IN SOMALIA.

Jamaacaadka Islaamka: Aragtida Siyaasadda iyo Turxaan Bixin | Sh. Mohamed Shueib | Moon Podcast🎥

Jamaacaadka Islaamka: Aragtida Siyaasadda iyo Turxaan Bixin | Sh. Mohamed Shueib | Moon Podcast🎥

Qosol, Siyaasad & Qisooyin Aan La Filayn –Walaalkey Abdi Hoosow

Qosol, Siyaasad & Qisooyin Aan La Filayn –Walaalkey Abdi Hoosow

Wariye Maxamed Cabdi Xaraare -  Waxaan ku soo kornay waddan aan laga sheekeynkarin!

Wariye Maxamed Cabdi Xaraare - Waxaan ku soo kornay waddan aan laga sheekeynkarin!

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ka qayb galay Munaasabad ay Galmudug kula wareegtay Xafiiskii Q. Midoobey.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ka qayb galay Munaasabad ay Galmudug kula wareegtay Xafiiskii Q. Midoobey.

1/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 25 Sano ka dib | Ismaaciil Xaaji Warsame.

1/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 25 Sano ka dib | Ismaaciil Xaaji Warsame.

children of somalia

children of somalia

Maxaa Ka Dhacay Doorasho-hoosaadka Xisbiga JSP | Wareysi Xog Badan Xambaarsan

Maxaa Ka Dhacay Doorasho-hoosaadka Xisbiga JSP | Wareysi Xog Badan Xambaarsan

Хиросима: День, когда упало небо | Многоязычный документальный фильм

Хиросима: День, когда упало небо | Многоязычный документальный фильм

WAAWAREEY: ''ILHAN OO AMANIGEEDA UBAQATAY'' GREEN CARD LEY CABSI

WAAWAREEY: ''ILHAN OO AMANIGEEDA UBAQATAY'' GREEN CARD LEY CABSI

Ninkaan qof soomaali ah oo u jawaabo ma lawaayay ?!

Ninkaan qof soomaali ah oo u jawaabo ma lawaayay ?!

Garmaqalka Haweeney Loo Heysto Basaasnimo,  Cunto Kariye & Bajaajle Kala Gudbin argagixisada Ku.....

Garmaqalka Haweeney Loo Heysto Basaasnimo, Cunto Kariye & Bajaajle Kala Gudbin argagixisada Ku.....

CIA Document: Dowladihii Rayidka 1960-1969: Musuqa: Qabyaalada:Dilalka & Tariikhda Qarsoon!!

CIA Document: Dowladihii Rayidka 1960-1969: Musuqa: Qabyaalada:Dilalka & Tariikhda Qarsoon!!

Maxaa ka Khaldan Dhismaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya |Gen. Jeeni-qaar| Moon Podcast🎥

Maxaa ka Khaldan Dhismaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya |Gen. Jeeni-qaar| Moon Podcast🎥

Documentary: Yaa Ka Dambeeyey Aasaaska Hay’ada NIRA ee Soomaaliya?

Documentary: Yaa Ka Dambeeyey Aasaaska Hay’ada NIRA ee Soomaaliya?

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]